速報APP / 圖書與參考資源 / Tafsiirka Quraanka

Tafsiirka Quraanka

價格:免費

更新日期:2019-01-17

檔案大小:12M

目前版本:1.3

版本需求:Android 4.1 以上版本

官方網站:http://www.somtab.com

Email:somatb24@gmail.com

聯絡地址:隱私權政策

Tafsiirka Quraanka(圖1)-速報App

Appkan waxaa ku jira Tafsiirka Quraanka oo inoo sharxey Sheekh Cumar Faaruuq, Allah Ha U Naxariisto. Kadib shaqa iyo waqti badan waxaan ku guuleesaney inaan App-kan casriyeysan soo galino, Allah ha nagu wada anfaco dhammaanteen.

Appkan Tafsiika Quraanka oo dhan wuxuu kuu sahlayaa inaad:

- Casharada dhageysatid, hakisid, istaajisid, ku celcelisid, horey u wadid, gadaal u wadid

- Inuu casharka istaagayo ama hakad galayo hadii uu telkaaga kuu soo dhaco, markaad dhameysatana casharkii uu horey ka sii soconayo meshiisi

- Inuusan kaa cuneenin internet badan waayo casharada xajmigooda ama size-kooda waa yaryihiin

- Inaad kitaabkii Quraanka oo dhan oo akhris ahaan la soo dagi kartid si aad ula socotid dhageysiga, intaad quraankii oo akhris ah furatid ayaad dhageysaneysaa, appka kaama istaagayo hadaad ka baxdo ood furatid appka Quraankii oo Akhris ah

- Inaad app-kan Tafsiirka Quraanka aad la wadaagi kartis ama share-gareyn kartid asxaabtaada iyo familkaaga

Tafsiirka Quraanka(圖2)-速報App

This app contains the audio translations of the Holy Quran, translated by Sheikh Omar Faaruuq, Allah Yarxam. After a period of time and hard work, we have finally released this app of Tafsiirka Quraanka, we hope you will benefit from it Insha Allah.

This app will enable you to:

- To listen to the audio lessons, pause, stop, repeat, forward and rewind

- Lessons will pause if you receive calls, after finishing, lessons will resume from where you left.

- The audio lessons are very light in size, hence not consuming huge internet data on your side

- You can also download the whole Quran in reading format to make it easier while listening the audio lessons, you don't have to stay in the audio app while on the Reading Quran, the audio lessons will not stop if you leave them

- You can also share the Tafsiirka Quraanka app with families and friends

Waxaad naga raadisaa erayadan: Duruus, Somali, Tafsiirka, and Cumar Faaruuq